Suuganta aan qorrayno ee soomaaliyeed qaarkeed waxay ku saabsan tahay dadqalato, waxaana lagu maaweeliyaa carruurta yaryar siiba ku wa bulshada reer miyiga ah.

Sheekooyinkaasi waxay tusayaan dadqalatooyin rag iyo haweenba leh, sida Dhagdheer, Duule, Miidaan oo haween ahaa, iyo Buraale,Raane iyo kua kale oo rag ahaa.Waagii inanta ahayd Dhagdheer way qurux badnaan jirtay, qof Samir leh oo waalidkeed udhaganugul bay ahayd, baa la yiri.  Dhalinyarada isku filka yihiin,way jeclaan jireen  sheekada iyo haasaawaheeda, wiilal iyo gabdhaba. Gabdhuhu way ku dayan jireen wana ggeeda, wiila shuna way ubogi jireen lasheekaysigeeda.Habenkii marka xoolu soo hoydaan dhallinyaradu waxay ku cawayn jireen sheekooyinka yaabka leh ee xaynwada  usheegi jirtay. Barbaarta markasta ku shirsan hareeraheeda  oo madaxnima u aqoonsanayd awgeed baa magaca “xaynwada”loogu bixiyey. Waxa jira sheekooyin kale oo Dhagdheer ku magacaabaya “Dhudi” iyo magacyo kale.

Waxa la yiri xaynwada waxay ka dhalatayqoys sabool ah oo reermiyi ah, iyaduna ilmaha kaliya ee walidkeed bay ahayd.Gabar qurux badan bay noqotay  markii aykortay, ragbadan baa waydiistay abbahed inay guursadaan gabadhiisa. Xaywada wuxuu abbaheed ku daray nin xoolo badan oo yarada ka bixiyay. Ninkaasi wuxuu ahaa nin dabeecad xun oo inlaqanciyo adkayd.Wuxuu la baxay gardheere sidaasa “gardheere “ loogu bixiyay. Xaynwadi may rabin in looguriyo nin kaasi,markii uu bixiyay xoolo badan oo abbaheed kasaaray cayrtii way ogolaatay guurkiisii oo ay noqoto afadii gar dheere.Markii ay guri gasahay waxa ay isu dayday inay noqoto xaynwadi naag wanaagsan, si ay ku hesho kalsoonidiisa.Waayo kadib xayn wadi gabar bay dhashay.mid Kalena way ku xijisay.Ilmihii saddexadna gabar bay noqotay. Taasna kuma farxin arintaas,maxaa yeelay, sidda raga reer-miga ucaado ah, wuxuu jeclaa in will u dhasho, kaaso uu la wereegi lahaa maamulka reerka marka odaygu dhinto ama gabboobo.

         Xaynwada oo Dadqalatonoqotay

Kadin wadankii waxa kadhacday abaar xun oo sanado socotay oo roob ma di’in, xoolihii way xaalufeen, ku wii gadheerana ku jiraan, saa biyo iyo baadba waayeen.Sidaas awgeed dadbaa gaajo ule’day, kuwii sabato baxayn wadan kiibay ka qaxeen oo dhul dheerbay nolo uraad sadeen.

Isbadal yaable baa ku dhacay xaynwado oo waxy kaniyad jabtay inay cunto oon xalaal ah,dharaartii odhan waxay iska warwareegi jirtay kaymaha cidlada fiidkina waxay kusoo noqon jirtay reerka. Ninkeedu wuu layabay waxa ku dhacay naaagtiisa  waana layaabay caadada ay latimid.Galabtii danbe markii ay kusoo noqo tay guriga ayuu way diiyay waxa ku dhacay,naa maxaa kugu dhacay reerka inooma dhaq did bar yahan danbee,maxaad duurka uwareegaysa kaligaa oo ka samaynaysaa? Kama ay jawaabin waydiin tiisa ,oo waxay ka shaki qabtay  inuu ogaaday tabaha cusub ee aylatimiday inuu ogaado.Habeenkii saqda dhaxe ayay soo qadatay xayn wadi midi dheer oo af badan oo nin keedii dhagta dhiiga udartay isagoo hurda ninkii hilibkiisi habeenkiibay badh cuntay badhna way karsatay.Halkaasay xayn wali ku dadqala tawdaday.

Marka aydadka ugaarsanayso dhagdheer way raad racijirtay ilaa qofka gaadmo ama orod ku disho. Rag caraabay lama raaco, gaari mayside naag carawday haka soo hadhin dumar galin danbe waa dab cayaanee. Nin jarmaaday haka soo harin , suu barqadii markay cadceedu kululaato buu geed hadh sadaa oo lagu qabankaraayee.Naag jarmaaday haraacin, gaarimayside. Bay oran jirtay dhagdheer.Dhag dheer cabsi iyo dhiila wayn bay galisay deegankii ay joogtay dadkii daganaa,markii ay qalatay dad badan ceelashii laga cabayay iyo dhulkii daaqalahaana loogu tagi waayay. Naag dhool la oran jiray iyo ninkeediba ka mid ahaa dadkii dadqalatada darted ugu dhici waayay biyihii iyo baadkii dalka yiil waxayna ku heeseen:

 Niinkii: Dhankaynu u guuri Dhooley

                    Abaara dhacee?

Dhool: Dhagdheer iyo gadheeroo laba gabdhood dhalay

      Ayaa dhulbarwaqi dhankooda yahay

Afar carruura oo laba wiil iyo laba gabdhooda  oo walolo ah baa miro udoontay miyiga , baa layiri. Intii ay maqnaayeenba reerkoodii kaguuray guigii ay daganaayeen  markii ay soonoqdeenbay reerkoodii aykawayeen meeshii aydaganaayeen.Fariido baa la odhan jiray gabadha ugu wayn caruurta,waxayna ahyd gabadh wax garada ah, sidaas awgeedbaa loogu bixiyay fariido.Raadkii reerka bay raaceen caruurtii,kadibna kaymo cidlo ah bay ku fogaadeen oo ku anbadeen ama ku lumeen.waxay socdaanba waxa umuuqday aqal meel ka dhisan , waa kusoo leexdeen waxay is yiraahdeen biyo iyo cuno waydiista reerahan, Dadqalatadii dhagdheer baa lahayd aqalada oo qabatay caruurtii markii ay uyimaadeen, carrurdhawr bari waxba cunin oo gaajo bay lawaydoobeen. Dhagdheer cunto iyo biyi ayay siisay caruurtii si ay u cayilaan kadibna uqalato.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *