Guur

Somali Heritage and Traditional Dress

 Guur   waa midowga lamaane si u sii wadaan jiritaanka aadamaha. Guurku wuxuu ahaa mid soo jireen ah tan ilaa wakhtiyadii ugu horeeyay ilbaxnimada dadka. Dunida maanta waxaa ka jira nidaamyo iyo caadoyin badan kuwaasi oo ku salaysan dhaqanka, dhaqaalaha, wadanada, diinta iyo nolosha.Guurka Ilaahay baa asaasay. Dhaqanka soomaalida guurku 10 nooc ayuu u dhici jiray.axay ahaayeen sahan […]

Birqaad

Birqaad waa birlatumay, oo waxa tumay farsama yaqanka soo maliyeed ,waxayna kutumaan gacanta.birqaadku dhamantii waa birkaliya, waa laba qalbac oo laysku kabay, waxana laysku kabaa labada madax oo lagu qabto biraha, wuxuu kawayn yahay madaxa kale. labada madax ee kale way dhuudhuban yihiin. wuxuu kamid yahay bir qabadku farsamada tariikhiga ah ee somalida. Dabqaad ama […]

Fandhaal

Fandhaal waa shay la qoray oolaga qoray geedo.Fandhaalka axalaga qoraa geedo kala duwan oo ay kamid yihiin Bisiqa,Xagarka,himirta iyo geedo kale oobadan. waxa qora fandhaalka farshaxanka soomaliyeed.fandhaalada waxtarkoodu waabadanyahay, waxa lagu cunaa bariiska, shuurada, garowga ama hadhuudhka, muqmada ama odkaca iyo waxyale kale. fandhaalka meeshisa sare way xardhantay meesha laqabsad wagii hore balaisticmali jiray halka […]

Home

Kebad Agabka hiddaha iyo dhaqanka somaaliyeed

DhaqanDhawr waa madal u heellan ilaalinta, kor u qaadista iyo gudbinta dhaqanka, afka iyo hidaha Soomaaliyeed. Waxaan isku keennaa aqoonta, sheekooyinka, suugaanta iyo fanka si aan u hubinno in dhaxalka ummadeenu u gudbo jiilasha soo socda. Waxa Aan Qabanno Hadafkeena Inaan ilaalino oo aan xoojino dhaxalka dhaqanka Soomaaliyeed si uu u ahaado mid sii jira, […]

Heesta Hawleed kebeda,aloolka riyaha,idaha,maqasha

Heesta kabeda Xaabsatoy kabadeey xadhigma reebay, allow bilisxilkeedqariyey Xaabada tiil bay iga iga xambartayeey, allow bilis xil keedqariyey Geedba geedka udheer laga garcayeey , galool mudhay mulaxdiyey Geesi geelkeniyo, gabadh diirta galool logu daahaye Naagta kabadalaheey,kaalindaraneey,adaankaydba siidhiganeey. Koronkor cuni mayno kariba mayne Baranbashareeyay buulshareerey ma maanta bankaa helayeey. Saaxil laga keenyey wada sujuriyeey. Siyaab aqalka […]

Heesaha Geela

Impact-Site-Verification: 90c08bb1-d72d-466d-a4f9-ff987e3fce25

Heesaha geela waa qayb muhiim ah oo ka mid ah suugaanta iyo dhaqanka Soomaaliyeed, gaar ahaan marka la eego dhaqanka reer guuraaga. Geelu wuxuu leeyahay qiime weyn oo dhaqan, dhaqaale, iyo nololeed. Waxaa jira heeso badan oo lagu amaano geela ama lagu muujiyo xiriirka qotoda dheer ee dadka Soomaaliyeed la leeyihiin xoolahaasi. Heesahaasi waxaa lagu […]

Heeso hawleed

somaliculture

Heesaha hawleedku waa heeso dhaqameed Soomaaliyeed oo ay dadka Soomaaliyeed ku qaadaan marka ay qabanayaan shaqooyin wadajir ah, si ay isugu dhiirrigeliyaan, isu wadaan, ama u mideeyaan hawsha ay hayaan. Ujeedada Heesaha Hawleedka: Tusaalooyin Heeso Hawleed: Tilmaamo Kale: Marka guriga la dhisayo, waxaa la qaadi jiray heeso hawleed gaar ah oo dhiirrigelinaya wada shaqeynta iyo […]

Colaada ama dagaal

Qeexidda dagaal waa macno badan yahay laakiin waxaa ka soo qaadaneynaa inuu dagaal yahay isku dhac ay isku dhacaan laba qof ama in ka badan, waxaana loo qeybin karaa laba qeybood oo kala ah: dagaal gacanta ah iyo dagaal afka ah, waxaana sababa ama dhaliya dulmi iyo xadgudub uu qof ku sameeyo qof kale ama dowlad […]

Deeqsinimada

DEEQSINIMADA Deeqsinimadu waa sifo, diintu ammaantay, qof walba oo wax isku falayana jecel yahay in uu ku tilmaannaado. Murti aanan tiris gelin, tix iyo tiraabna isugu jirta ayaa lagu ammaanay deeqsinnimada iyo dadka Alle ku mannaystay iyo kuwa kasbaday labadaba, halka bakhaylnimada la geeyay meel aan innana la isu quurin loona xilan karin. Deeqsinnimadu waxay […]

Geesinimada

maahmaahyada ka hadlaya geesinimada waa kuwo aad u qiimo badan, waxayna Soomaalidu ku cabbiraan dhiirranaanta, halyeeynimada, iyo go’aanka adag ee lagu wajahayo nolosha ama dagaalka. Hoos ka eeg dhowr maahmaah oo ku saabsan geesinimada iyo sharrax kooda: 1. “Geesi waa geesi, geerina waa geesi.” Sharax:Waxay ka dhigan tahay in geesiga runta ahi aanu ka cabsan […]