Doorka Dhaqanka Soomaaliyeed eye Midnimada Bulshada

Doorka Dhaqanka Soomaaliyeed eye Midnimada Bulshada (Somali Culture and Social Unity) Dhaqanka Soomaaliyeed waa saldhigga ugu weyn ee isku haya bulshada Soomaaliyeed qarniyo badan. Inkastoo isbeddello badan ay ku yimaadeen nolosha casriga ah, haddana dhaqanka Soomaalida weli wuxuu leeyahay awood weyn oo lagu xoojiyo midnimada, wada noolaanshaha iyo aqoonsiga qaran. Dhaqankan oo ka kooban caadooyin, […]
Sida Garta Soomaalidu U Qaadi Jirtay: Nidaam Dhaqan iyo Cadaalad Soomaaliyeed

Waa Maxay Garta Dhaqanka Soomaaliyeed? Gartu waa hab dhaqameed lagu xallin jiray khilaafaadka, muranada iyo dambiyada ka dhex dhaca dadka. Waxay ahayd nidaam bulshada dhexdeeda ah oo aan ku xirnayn dawlad ama maxkamad rasmi ah. Gartu waxay ku shaqayn jirtay xeer Soomaaliyeed oo jiilba jiil loo soo gudbinayay. Cidda Garta Qaadi Jirtay Garta badanaa waxaa […]
Sida Xoolaha Loo Dhaqan Jiray Dhaqanka Soomaalida – Taariikh, Hab-Nololeed iyo Dhaxal Fac Weyn

Keywords SEO:xoolo-dhaqashada Soomaalida, dhaqanka Soomaalida, sida xoolaha loo dhaqan jiray, reer guuraa Soomaaliyeed, dhaqashada geela Hordhac Xoolo-dhaqashadu waxay ahayd tiirka ugu weyn ee uu ku dhisnaa dhaqanka iyo nolosha Soomaalida qarniyo badan. Kahor intii aanay imaan nolosha casriga ah, dadka Soomaaliyeed waxay si buuxda ugu tiirsanaayeen xoolaha, iyagoo ka heli jiray cunto, dhaqaale, iyo nolol […]
Soomalidu maxay dhaqdaan?

Soomaalidu waxay dhaqdaan intabadan xoolaha. Sidookale waa kuwo beeralay ah intaa waxa dheer, xoolaha ay soomalidu dhaqato waxa loo qaybiyaa Afar meesi. Geela iyo Lo’da oo loo yaqaan ishinka Idaha iyo Riyaha oo loo yaqaan adhi. Badaana geela ayaa ah xoolaha ay sida wayn udhaqato soomalidu. 1. Hab-nololeedka reer-guuraaga Soomaalidu inta badan waxay ku noolaayeen […]
SHEEKO XARIIROOYIN SOOMAALIYEED

Suuganta aan qorrayno ee soomaaliyeed qaarkeed waxay ku saabsan tahay dadqalato, waxaana lagu maaweeliyaa carruurta yaryar siiba ku wa bulshada reer miyiga ah. Sheekooyinkaasi waxay tusayaan dadqalatooyin rag iyo haweenba leh, sida Dhagdheer, Duule, Miidaan oo haween ahaa, iyo Buraale,Raane iyo kua kale oo rag ahaa.Waagii inanta ahayd Dhagdheer way qurux badnaan jirtay, qof Samir […]
Guur

Guur waa midowga lamaane si u sii wadaan jiritaanka aadamaha. Guurku wuxuu ahaa mid soo jireen ah tan ilaa wakhtiyadii ugu horeeyay ilbaxnimada dadka. Dunida maanta waxaa ka jira nidaamyo iyo caadoyin badan kuwaasi oo ku salaysan dhaqanka, dhaqaalaha, wadanada, diinta iyo nolosha.Guurka Ilaahay baa asaasay. Dhaqanka soomaalida guurku 10 nooc ayuu u dhici jiray.axay ahaayeen sahan […]
Birqaad

Birqaad waa birlatumay, oo waxa tumay farsama yaqanka soo maliyeed ,waxayna kutumaan gacanta.birqaadku dhamantii waa birkaliya, waa laba qalbac oo laysku kabay, waxana laysku kabaa labada madax oo lagu qabto biraha, wuxuu kawayn yahay madaxa kale. labada madax ee kale way dhuudhuban yihiin. wuxuu kamid yahay bir qabadku farsamada tariikhiga ah ee somalida. Dabqaad ama […]
Fandhaal

Fandhaal waa shay la qoray oolaga qoray geedo.Fandhaalka axalaga qoraa geedo kala duwan oo ay kamid yihiin Bisiqa,Xagarka,himirta iyo geedo kale oobadan. waxa qora fandhaalka farshaxanka soomaliyeed.fandhaalada waxtarkoodu waabadanyahay, waxa lagu cunaa bariiska, shuurada, garowga ama hadhuudhka, muqmada ama odkaca iyo waxyale kale. fandhaalka meeshisa sare way xardhantay meesha laqabsad wagii hore balaisticmali jiray halka […]
Home

DhaqanDhawr waa madal u heellan ilaalinta, kor u qaadista iyo gudbinta dhaqanka, afka iyo hidaha Soomaaliyeed. Waxaan isku keennaa aqoonta, sheekooyinka, suugaanta iyo fanka si aan u hubinno in dhaxalka ummadeenu u gudbo jiilasha soo socda. Waxa Aan Qabanno Hadafkeena Inaan ilaalino oo aan xoojino dhaxalka dhaqanka Soomaaliyeed si uu u ahaado mid sii jira, […]
Heesta Hawleed kebeda,aloolka riyaha,idaha,maqasha

Heesta kabeda Xaabsatoy kabadeey xadhigma reebay, allow bilisxilkeedqariyey Xaabada tiil bay iga iga xambartayeey, allow bilis xil keedqariyey Geedba geedka udheer laga garcayeey , galool mudhay mulaxdiyey Geesi geelkeniyo, gabadh diirta galool logu daahaye Naagta kabadalaheey,kaalindaraneey,adaankaydba siidhiganeey. Koronkor cuni mayno kariba mayne Baranbashareeyay buulshareerey ma maanta bankaa helayeey. Saaxil laga keenyey wada sujuriyeey. Siyaab aqalka […]