Blogan wuxuu muu jinayaa dhaqanka umada soomaliyeed.sida badan dadkasta oo magac leh oo meel dagan, waxay lee yihiin hido iy dhaqan ugaara oo ay ku faanan, sidaa darteed waxa laga ga marman noqotay in dhaqanka dadka somaliyeed lagu muujiyo.Taasi waxay natusaysaa baahida loo qabo in lafaafiyo lanada fidiyo hidaha iyo dhaqanka somaaliyed.Dadka oo doonaya inay faa fiyaan hidahooda iyo dhaqankooda ,hadba waxay ku xidhan hadba sida ay yihiin dhaqalahooda,siyaasadoda iyo aqoontoda.Hadii umadi dhaqala hoodu liito, hidahaheda iyo dhaqankedun wuu hooseyaa oo uma fulaan sida larabo. siyaasadu fidinta hidaha iyo dhaqanka waxay kuleedahay qayb weyn, maxaa yelay hadii hadii usan dadku madax -banaanayn oo gumayste utaliyo masuuro gasho in dadkaasi, u fidiyaan dhaqankooda sidii larabay, maxaa yeelay gumaystu wuxuu had iyo jeer ku dadaal inuu tirtiro hidaha iyo dhaqanka bulashada u gumaysanayo, wuxuuna ku dadaala inuu fidiyo kuwiisa.Hadii dad wadanka udhashay oo dib usocoda hogaanka hayaan masuuro gasho inay hagaagan hidaha iyo dhaqanku,Hadiidad aqoontu ku yartahay dadka masuuro gasho inay kor uqaadan hidaha iyo dhaqanka,maxaa yeelay qofka ay aqoontu ku yartay magaranayo heerka ujoogo hidaha iyo dhaqankiisu iyo waxtar iyo kalinta uu kaga jiro dhismaha horumarka iyo il baxnimada bulshada, dhadhan iyo jacayln u maleh.Dadka soomaliyeed waxay leeyihiin hido iyo dhaqan balaaran oo taariikh dheer leh, in kastoon horay waxba looga qorin sanadkii 21october1969 ka hor. Bal aan

